Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
yaxyax
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yaxyax
1
Magac lab
1
Xishood; sheex; xil ka bax.
2
la midka ah (ld):
yaxyaxid
yaxyax
2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Qof ceeb weyn dareemid.
Is-rogga falkan
-xay, -xday
Ereyo kale oo u soo dhow
1: yaxaas
Magac lab
2: yaxdho
Magac lab
3: yaxoob
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
4: yaxoobid
Magac dheddig
5: yaxuus
Magac lab
6: yaxuusoobid
Magac faleed dheddig
7: yaxuusow
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
8: yaxyaxi
Fal magudbe, isrogrogga 2aad