Qaamuusle LogoQaamuusle

yeer

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

yeer1
Magac dheddig
Dhawaaq; cod.yoolaalid
yeer2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo.
2
Nafley dha-waaqid.
Is-rogga falkan

-ray, -rtay