yohoon
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
yohoon1
Magac lab khabarY. ah: gaadiidka badda oo shiraaca leh, kolkay u socdaan docda urtu u socoto oo ay dheerayna hayaan.
yohoon2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Socod aan joogsi lahayn socosho.
2
Gaadiid badeed dabayl gadaal uga timid si fiican ugu socosho.
3
Iyada oo aan rajo laga qabin in la soo noqdo meel ka tegid.
Is-rogga falkan
-oomay, -oontay; -oomi