Qaamuusle
Qaamuuska ugu nidaamsan, uguna dhamayska tiran ee Af-soomaaliga, Dhanka Online ah. Ka dhex baar ereygaad danaynayso si aad u hesho macne waafi ah.
Macne Waafi ah
Hel qeexitaanno qoto dheer oo ku saabsan erey kasta, qaybaha hadalka, iyo adeegsiga saxda ah.
Naqshad qurxan
waxaan xooga saarnay UI-ga iyo Qaab muuqeedka website-ka si akhriska, baaridda, iyo dhex-galka qaamuuska uu u noqdo mid xiiso leh. oo kugu haboon
Noo gaar ah.
Waxaan ku dadaalnay Performace-ga website-ka, wax sikin ka yar ku hel erey kasta.
Ugu dambayn, Qaamuusle waa dadaal loogu talagalay in lagu taageero in Af-Soomaaligu uu noqdo mid ku baahsan dunida teknoolojiyadda, si jiilka soo kacaya ay si fudud ugu heli karaan agab kasta oo ay ugu baahan yihiin barashada iyo horumarinta afkooda. Waa qaamuuskii af-soomaaliga ee aad sugaysay.