Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aag
Magac lab urur
Dhul ballaaran oo meel la yaqaano ku fadhiyo.
Tusaale
“Aagga Ceelbuur waxaa laga helaa dhagax jilicsan oo burjikooyinka laga qoro”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aagaan
Magac lab
2: aagga-qabow
Magac lab