aagaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
aagaan1
Magac labWeel yar oo wax lagu shuban karo oo haamaha lagu aabburo.
Wadarta Magacan
-nno, m.l/dh
aagaan2
Magac dheddigHaan yar oo biyaha ama caanaha lagu shubto.
Wadarta Magacan
-aamo, m.l
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-nno, m.l/dh
-aamo, m.l