Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
haldhurre
Magac lab
1
Haldhaa gooni daaq ah.
2
Cunug gorayo kali ku ah.
3
H. ah: miro sooc ah ama qof ama neef xoolo ah oo door ah.
Wadarta Magacan
-rayaal, m.l/dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: hal
Magac lab
2: hal-abuur
Magac lab
3: hal-abuurid
Magac faleed dheddig
4: hal-abuuris
Magac dheddig
5: hal-adayg
Magac lab
6: hal-adkaan
Magac dheddig
7: hal-adkaansho
Magac lab
8: halaag
Magac lab