Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
aal
Magac dheddig Falkaabe
Aashay, -aa, -iis iwm: si aan degdeg iyo fudayd toona ku jirin; aayar, tartiib, qunyar.
Tusaale
“Ciise aashiis buu hadlaa”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: aalaa
Falkaabe
2: aale
Magac lab
3: aalkol
Magac lab
4: aalkolo
Magac dheddig
5: aallid
Magac faleed dheddig
6: aalo
Magac dheddig urur