Qaamuusle LogoQaamuusle

laballabo

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

laballabo1
Magac dheddig Falkaabe
1
Wax laballabo isugu lammaan.
2
Laba arrimood oo gudboon oo la kala dooran waayo.
laballabo2
Magac dheddig urur
Tirooyin badan oo middiiba labo ka koobantahay.