Qaamuusle LogoQaamuusle

abaal

Magac lab
1
Samo cid loo galo.
Tusaale
Cali, abaal buu ii galay
2
Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay.
Tusaale
Xasan, abaal baan u hayaa
Wadarta Magacan

-llo, m.dh