Qaamuusle LogoQaamuusle

danab

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

danab1
Magac lab
1
Biriq.
2
Birdanab.
3
Qof ama wax dadka soo jiita.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh

danab2
Magac labFiisikis
Barashada ifafaalaha saldanab ha ahaado danabneg ama mid qulqulaya.
Wadarta Magacan

-byo, m.dh