Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
abbaare
Magac lab Falkaabe
Qiyaasta ugu dhow wax aan la hubin oo la qiyaaso.
Tusaale
“Waxaan ku sugayaa abbaaraha lix saac”
Ereyo kale oo u soo dhow
1: abbaan
Magac lab
2: abbaanduul
Magac lab
3: abbaanduule
Magac lab
4: abbaannimo
Magac dheddig
5: abbaansasho
Magac faleed dheddig
6: abbaansi
Magac lab
7: abbaanso
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
8: abbaanwarre
Magac lab