Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
abad
Magac lab Falkaabe
Markii magacuyaal lahaansho lagu lifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”.
Tusaale
“A.kii ma imaan”
“weligiis ma imaan”
la mid ah:
abadan, abid, abiid, ebed.
Ereyo kale oo u soo dhow
1: abaab
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
2: abaabi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: abaabid
Magac dheddig
4: abaabin
Magac dheddig
5: abaabis
Magac dheddig
6: abaabul
Magac lab
7: abaabulan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
8: abaabule
Magac lab