Qaamuusle LogoQaamuusle

ablaawe

Magac lab
1
Qof aan ciddii uu ka soo farcamay la aqoon.
2
Qof aan meher ku dhalan; wacal; garac.
Wadarta Magacan

-wayaal, m.l/dh