Qaamuusle LogoQaamuusle

Ąad

3 Qaab ayuu ereygan leeyahay

Ąad1
Magac lab
1
Isku ąa. cayaar: isku beegnaan cayaar.
2
la midka ah (ld):
aadid
Wadarta Magacan

-dyo, m.dh

Ąad2
Magac dheddig Falkaabe
1
Isku beegnaanta laba meelood ama shay.
2
Badan, si daran.
3
A. yar: ld aayar.
Wadarta Magacan

-dyo, m.l

Ąad3
Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 1aad
1
(f.g) Meel u socdaalid ama u kicid.
2
(f.mg) Ku a.: wax wax kale u dhigmid.
3
(f.mg) Ku ąa.: cunto cabid iwm cid ku filnaan.
4
(f.mg) Ku ąa.: wax muuqaalkooda wax kale isku gudbid.
5
(f.mg) Ku ąa.: meel aadisteeda wax u adeegsasho.
Tusaale
Cali baabuur buu Kismaayo ku aaday
Is-rogga falkan

-day, -dday