Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
ambalaas
Magac lab
Baabuur gaar ah oo loogu tala galay in si degdeg ah cid aad u jirran ama dhaawac ah loogu gaarsiiyo isbitaal.
Wadarta Magacan
-syo, m.dh
Ereyo kale oo u soo dhow
1: amba
Magacuyaal ebyoon
2: ambaal
Magac lab
3: ambabbax
Magac lab
4: ambabbaxsan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
5: ambabbaxsanaan
Magac faleed dheddig
6: ambabbaxsanaansho
Magac lab ama dheddig
7: ambabbixi
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: ambabbixid
Magac faleed dheddig