Qaamuusle LogoQaamuusle

ambiyeer beege

Magac labFiisikis
Qalab lagu cabbiro xaddiga qulqulka danabka ee mareeg danab. Ambiyeer beegga waxa mareegta loogu xidhaa si taxane ah.
Wadarta Magacan

-gayaal, m.l/dh