Qaamuusle LogoQaamuusle

aqoondarnaan

Magac dheddig
1
Xaaladda qof aan cilmi barani ku suganyahay.
2
Xaaladda uu ku suganyahay qof aan wax qori karin waxna akhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.
3
eeg falka uu magacaan ka soo jeedo:
sidoo kale, la mid ah magac faleedka/-yada kale:
aqoondarnaansho, aqoondarri, aqoondarro.