Qaamuusle LogoQaamuusle

aragti

Magac dheddig
1
Sida arrin cid ugu muuqato.
2
Awoodda waxgarashada dadka.
3
Arag.
Tusaale
Nin iyo baadidii aragti baa ka dhexeysa
4
Fikrad, mabda' iwm oo cidi rumaysantahay kuna salaysan xeerar iyo qawaaniin gaar ah.
Wadarta Magacan

-iyo, m.l