Qaamuusle LogoQaamuusle

aragti haraa

Magac dheddigXisaab
Aragtida loo tibaaxo isle'egta f(x) = (xa)gx+f(a) taas oo micnaheedu yahay haddii tibxaale f(x) ee doorsoome x,loo qaybiyo (xa), oo a ay tahay madoorsoome; tibixda haraaga waxa ay le'eg tahay qiimaha tibxaalaha marka x = a. Tibxaalaha sare f(1) = 2+3-1-4= 0, sidaa daraadeed (x-1) waa isir.
Wadarta Magacan

-iyo ..., m.dh