Qaamuusle LogoQaamuusle

bulbul

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bulbul1
Magac lab
B. ku ah: cilmi aqoon aad u sarreysa loo yeesho.
bulbul2
Magac dheddig
Dhogor badan, dhaadheer, jilicsan oo ay nafleyda qaarkeed yeelato.