dalaaf
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalaaf1
Magac lab1
D. ah: xoolo ama dad darxumo iyo rafaad ka muuqdo.
2
D. ah: ceel biyihii ka gureen.
3
la midka ah (ld):
dalaafid
dalaaf2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad1
Dad ama xoolo, wax darxumo iyo rafaad ka muuqdo noqosho.
2
Ceel, biyo ka gurid.
Is-rogga falkan
-fay, -ftay