dalaandal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
dalaandal1
Magac labDaawoSarsaridda meel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay la sarsaro iyadoo dhiigga toobin looga soo nuugayo.
dalaandal2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadDaawoMeel oogada ka mid ah oo dhiig ku guntamay, si toobin dhiigga looga soo nuugo sarsarid.
Is-rogga falkan
-alay, -ashay