Qaamuusle LogoQaamuusle

aragxun

Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Nafley ay jirro, macluul iwm ka muuqdaan ahaansho.
2
Nafley aan indhaha si fiican wax uga arkeyn ahaansho.
Is-rogga falkan

-umaa, -umayd