Qaamuusle LogoQaamuusle

malaasan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

malaasan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la malaasay noqosho.
2
Ka m. wax xallintooda maaro loo waayey noqosho.
Tusaale
Cabdi arrintii way ka malaasantay
Is-rogga falkan

-smay, -santay; -smi

malaasan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la malaasay ahaansho.
2
Meel furnayd sida irrid, god, duleel iwm wax la xiray ahaansho.
3
Qof aan wax fahmin ahaansho.
4
Ka malaasan qof aan arrin xogteeda la socon ahaansho.
Is-rogga falkan

-snaa, -snayd