Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
arbucuunan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
Wax arbucuun loo akhriyey ahaansho (xoolo lumay).
Is-rogga falkan
-anaa, -anayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: arbaco
Magac dheddig
2: arbe
Magac lab
3: arbucuun
Magac lab
4: arbucuunaan
Magac faleed dheddig
5: arbucuunaansho
Magac lab ama dheddig
6: arbucuunid
Magac faleed dheddig
7: arbucuunis
Magac dheddig
8: arbush
Magac lab