Qaamuusle LogoQaamuusle

arbush

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

arbush1
Magac lab
1
Xaalad xasillooni la'aaneed ee cidi ku sugantahay; qas; lab; rabsho.
2
la midka ah (ld):
arbushid
arbush2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad
Cid xasillooni la'aan badid.
Is-rogga falkan

-shay, -shtay