Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
asqoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad
1
Wax harraad dareensan ahaansho.
2
Nafley dayow ku dhaca ahaansho. ld aqsoo, aqsow, asqow.
Is-rogga falkan
-ooday, -ootay
Ereyo kale oo u soo dhow
1: asqayn
Magac dheddig
2: asqaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
3: asqaysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
4: asqaysiin
Magac dheddig
5: asqaysnaan
Magac faleed dheddig
6: asqaysnaansho
Magac lab ama dheddig
7: asqee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
8: asqo
Magac dheddig