Qaamuusle
Home
Alifbeeto
Ku Saabsan
Toggle theme
Toggle theme
Toggle menu
asqaysan
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Nafley jahawareersan ahaansho.
2
Qof aqso hayso ahaansho. ld aqsaysan.
Is-rogga falkan
-snaa, -snayd
Ereyo kale oo u soo dhow
1: asqayn
Magac dheddig
2: asqaysii
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
3: asqaysiin
Magac dheddig
4: asqaysnaan
Magac faleed dheddig
5: asqaysnaansho
Magac lab ama dheddig
6: asqee
Fal gudbe, isrogrogga 2aad
7: asqo
Magac dheddig
8: asqoo
Fal magudbe, isrogrogga 3aad