Qaamuusle LogoQaamuusle

beegan

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beegan1
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Wax la beegay noqosho.
2
Ku b.: wax, wax kale ku toosan noqosho.
Is-rogga falkan

-gmay, -gantay; -gmi

beegan2
Fal magudbe, isrogrogga 4aad
1
Wax la beegay ahaansho.
2
Wax la buuxshay ahaansho.
3
Ku b.: wax, wax kale lagu aaddiyey ahaansho.
4
Ku b.: waqti, waqti ku aadan ahaansho.
Is-rogga falkan

-gnaa, -gnayd