Qaamuusle LogoQaamuusle

aw

Magac lab
1
Nin cibaadeysta oo aan diinta Islaanka wax badan ka aqoon.
2
Awoowyaashii hore.
3
la midka ah (ld):
aawo, awo¹