bakhayl
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bakhayl1
Magac labNin aan hantidiisa dadka kale wax fiican siin; muudal; dhabcaal. ld bakhiil¹.
Wadarta Magacan
-llo, m.dh
bakhayl2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadku b.: hanti bixinteeda ku gacan adkansho. ld bakhiil².
Is-rogga falkan
-aylay, -ayshay