bandhig
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bandhig1
Magac lab1
Keenidda meel fagaare ah wax-soo-saar warshadeed, beereed, faneed iwm si loo daawado.
2
la midka ah (ld):
bandhigid
bandhig2
Fal gudbe, isrogrogga 1aadAlaab ganacsi ama faneed iwm meel fagaar ah dadweynaha ugu dhigid.
Is-rogga falkan
-gay, -gtay