baqool
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baqool1
Magac labSafar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.
baqool2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadDuhur, socod gelid. ld boqool².
Is-rogga falkan
-oolay, -ooshay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-oolay, -ooshay