baqti
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baqti1
Magac lab1
Nafley iyadoon la birayn nafbaxday.
2
Nafley nafbaxday oo quruntay. ld bakhti¹.
Wadarta Magacan
-iyo, m.dh
baqti2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadNafley, iyadoon la gawracin nafbixid. ld bakhti².
Is-rogga falkan
-iyay, -iday, -iyi