Qaamuusle LogoQaamuusle

baqtii

Fal gudbe, isrogrogga 2aad
1
Nafley, nafta ka goyn.
2
Nal, raadiye, dab iwm damin.
3
Nafley xannaano darreyn.
4
Xoolo, ugaar iwm oo nafbaxaya gawrici waayid. ld bakhtii, bakhtiiji, baqtiiji.
Is-rogga falkan

-iiyay, -iisay