barar
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
barar1
Magac labBuurashada meel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurato.
barar2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadMeel jirka ka mid ah caalir awgeed la buurasho.
Is-rogga falkan
-ray, -rtay
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
-ray, -rtay