Qaamuusle LogoQaamuusle

barbarda'

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

barbarda'1
Magac lab urur
Daruur biyeysan oo cirka badi ahaan qarisa.
barbarda'2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Roob si aad ah u da'id.
Is-rogga falkan

-'ay, -'day; -di'i