bardooddan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bardooddan1
Magac lab1
bardootan
2
Ciyaar farakacayaar, legdiniyo is ceyrsi leh oo waqtiga la isaga lumiyo.
3
la midka ah (ld):
bardooddamid
bardooddan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCiyaar farakacayaar legdin iyo is ceyrsi leh ku maararroobid. ld bardootan².
Is-rogga falkan
-amay, -antay; -ami