Qaamuusle LogoQaamuusle

bariido

Magac dheddig
1
Casho baartay oo maalintii xigtay gaartay.
2
Salaanta kolka waagu beryo.
3
Hanti laga bixiyo gabar guur laga doonayo oo la siiyo soddohda.
4
la midka ah (ld):
bariidin