bariiso
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bariiso1
Magac dheddig1
Waqtiga u dhexeeya qorax soobaxa ilaa ay qoraxdu diirimaad dhaxanta kiciya ka yeelato.
2
Roob da'a arooryada hore.
bariiso2
Fal magudbe, isrogrogga 3aadMeel lagu hoyaday ilaa diirimaadka qorraxdu dhaxanta kiciyo ku sugnaan.
Is-rogga falkan
-stay, -satay