beekhaan
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
beekhaan1
Magac lab1
Badashada ay badato cunno la karinayo.
2
Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay.
3
Tashiilidda wax la tashiilo.
4
la midka ah (ld):
beekhaamid
beekhaan2
Fal magudbe, isrogrogga 1aadCunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.
Is-rogga falkan
-aamay, -aantay; -aami