Qaamuusle LogoQaamuusle

makhoor

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

makhoor1
Magac lab
1
Hab doonyaha shiraaca leh u socdaan marka ay aadayaan jihada ay dabayshu ka imaaneyso iyagoo hadba dhan isu dadbaya.
2
la midka ah (ld):
makhoorid
makhoor2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Doon shiraac leh aadid dhanka dabaysha ka imaaneyso iyadoo hadba dhan isu dadbeysa. ld mokhoor².
Is-rogga falkan

-ray, -rtay