Qaamuusle LogoQaamuusle

beer aqoon

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

beer-aqoon1
Magac lab
Qof cilmiga beeraha aqoon u leh.
Wadarta Magacan

-nno, m.dh

beer-aqoon2
Magac dheddig
Aqoonta cilmiga beeraha.