Qaamuusle LogoQaamuusle

arah

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

arah1
Magac lab
1
A. ah: tiro dad ah oo u safray in ay soo gurtaan miro, xabag, caws iwm.
2
la midka ah (ld):
arahid
ld arahid
arah2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
Dad in ay soo gurtaan qaraab miro, xabag, caws iwm u safrid; arahdoon. ld arahdoon².
Is-rogga falkan

-rhay, -rahday; -rhi