bilbil
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
bilbil1
Magac lab1
Firdhinta biyo iwm sida dhibcaha roobka meel loogu firdhiyo.
2
Nin gabdhaha taataabta.
3
la midka ah (ld):
bilbilid
bilbil2
Fal gudbe, isrogrogga 1aad1
Biyo iwm meel sida dhibcaha roobka ugu furdhin.
2
Gabar taabasho.
Is-rogga falkan
-ilay, -ishay