Qaamuusle LogoQaamuusle

bolol

2 Qaab ayuu ereygan leeyahay

bolol1
Magac lab
1
B. ah: qori iwm marka ay duug ama bahal awgiis xorshosh noqdaan.
2
B. ah: miro daawo iwm oo faaday ama xorshashay.
3
la midka ah (ld):
bololid
bolol2
Fal magudbe, isrogrogga 1aad
1
Qori iwm duugnimo ama bahal galay awgeed xorshashid.
2
Miro daawo iwm faadid ama xorshoshid.
Is-rogga falkan

-olay, -oshay