baal
2 Qaab ayuu ereygan leeyahay
baal1
Magac lab1
Garbaha haadda ama daayuuradaha ay ku duulaan midkood.
2
Dhogorta shimbiraha.
3
Xaanshi jilicsan, cabir gaar ah oo wax lagu qoro leh.
4
la midka ah (ld):
baalcas
Diqsi weyn oo xoolaha dhiigga ka nuuga, cudurka dhukaankana u kala qaada
5
Buunshe.
6
Baalka isha: timo yaryar gaagaaban oo ka baxa afka daboollada isha naaslayda.
7
Cudur ku dhaca carruurta oo qaraw iyo caddaad leh.
8
Cudur ku dhaca geela oo qoorta qalloociya.
Wadarta Magacan
-lal, m.l/dh
baal2
Magac dheddigDhinac, doc.
Tusaale
“Baasha midigta ee albaabka istaag”
Wadarta Magacan
-lo, m.l