Qaamuusle LogoQaamuusle

boorayso

Fal magudbe, isrogrogga 3aadDiinta
Biyo la'aan awgeed xubnaha laga weyso qaato qaar ka mid ah (wejiga iyo gacmaha) ciid nadiif ah marin si cibaado loo guto; tayamum.
Is-rogga falkan

-stay, -satay