Qaamuusle LogoQaamuusle

bulshee

Fal gudbe ama magudbe, isrogrogga 2aad
1
(f.g) Qof bulshey ka dhigid.
2
(f.mg) Ciyaar, dhalinyareyn iwm wakhti ku lumin.
Is-rogga falkan

-sheeyay, -sheysay